Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas.
Dowlada Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof Oo lagu eedeeyey Xagjirnimo
on Apr 24, 2019