Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho aan horay loo sii shaacin waxa ay ku tegeem magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
Madaxwayne Farmaajo Oo Booqasho Aan la sii Shaacin ku Tagay Dalka Eritrea.
on Apr 24, 2019