Suuqa xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi oo aad u fiday una horumaray ayay mas’uuliyiintiisu sheegeen in uu caqabad weyn kala kulmayo dadka ku ganacsada hareeraha waddooyinka oo ciriiri xoog leh geliyey ganacsiga iyo xaafaddaba. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ganacsatada Eastleigh oo ka cabanaya cariiri ka jira suuqa, wareysi
on Jan 11, 2025