Ugu yaraan 65 ruux ayaa la rumeysan yahay inay dhinteen kadib markii dooni ay saarnaayeen ay kula degtey badda Mediterraneanka xeebaha dalka Tunisia.
In ka Badan 65 Qof Oo ku Dhintay Doon ku Degtey Xeebaha Dalka Tunisia.
on May 10, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka