Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada iyo dhamaan shacabka somaliland geerida ku timid Allaha u naxariistee Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf “Cabdi Waraabe” oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa.
Suldaan Samatar Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyska Uu ka Baxay AHUN Xaaji Cabdi Waraabe.
on May 10, 2019