Maamul goboleedka Jubbaland ayaa weli ku howlan soo daabulidda ciidamadii ay dhowaan dowladda federaalka Soomaaliya gaysay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Jubaland oo Diyaarad Soo saartay Ciidamadii Ugu danbeeyey ee lagu qabtay Raaskanbooni
on Dec 15, 2024