Hogaamiyeyaasha dalalka galbeedka qaaradda Africa ee ku bahoobay urur goboleedka ECOWAS ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda wadmadaasi oo ay ugu horeeyaan arrimaha ammaanka iyo ka-bixitaanka ay ururkaasi ka baxeen saddex wadan oo ay milatarigu hogaami » Akhri Qormo Dhamaystiran
Madaxda dalalka ECOWAS oo maanta kulan yeelanaya
on Dec 15, 2024