Madaxweyne Farmaajo ‘’ Caqabado Waaweyn ayaan kala Kulannay Tirakoobka ciidamada”

Submitted by on Apr 12, 2019
← →

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay tirakoobka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in muddadii ay dib u habeynta ciidamada ku jirtay dowladdiisu ay soo wajaheen caqabado aad u waaweyn.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment