Booliiska magaalada London ayaa baaraya dilka Nur Bashir Salad oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed kaa oo dilkiisa loo adeegsaday mindi sida laga soo xigtay saraakiisha Booliiska.
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay London.
on Apr 12, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka