Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab
on Aug 25, 2025