Xubno ka tirsan Kooxda Shabaab oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay Galmudug

Submitted by on Aug 25, 2025

Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dad deegaanka ayaa xalay weerar qorsheysnaa ka fuliyay Saldhigyo maleeshiyaadka Al-shabaab ku  lahayeen dhulka howdka ah ee u dhexeeya deegaanada Cali heelle iyo Ciid kuus ee gobolka Galgaduud.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment