Milatariga Suudaan oo sheegay inay diyaar u yihiin wada-hadal xilli xaaladda Khartoum ay wali kacsantahay.

Submitted by on Jun 5, 2019
← →

Hoggaanka milatariga gacanta ku haya maamulka dalka Suudaan ayaa shaaca ka qaadday inay diyaar u yihiin wada xaajood aan sharuud lagu xirin si xal loogu helo dhibaatada ka aloosan dlakaas.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment