Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa ka hadashay xafiiska ay dawlada Kenya qorshaysay inay ka furato caasimada somaliland ee Hargeysa.
“Soomaaliya Ayaa Kenya U Ogolaatay Xafiiska Ay Ka Furanayso Hargeysa”…Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya
on Jun 5, 2019