Hoggaamiyeyaasha militariga Suudaan waxay sheegeen inay meesha ka saareen dhammaan heshiisyadii ay la galeen isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee dalkaas.
Militariga Suudaan Oo ka Baxay Heshiisyadii Uu la Galay Dibad-baxayaasha, Go’aan Cusub-na ku Dhawaaqay.
on Jun 4, 2019