Wasiirka Duuliska Oo ka Hadlay Diyaarad Lagu Xayiray Garoonka Diyaaradaha Wajeer Ee Kenya.

Submitted by on Jun 4, 2019

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa ka hadlay diyaarad galinkii dambe ee shalay ka dhooftay Muqdisho oo xalay lagu xayiray garoonka diyaaradaha magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment