Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ay shalay ciidamada Puntland kula wareegeen taliskii kooxda Daacish ee ku yaallay deegaanka Miiraale, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Puntland oo 15 xubnood oo Daacish ah ku dishay howlgalkii lagu xoreeyay togga Miiraale
on Jun 1, 2025