Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dad deegaanka ayaa xalay weerar qorsheysnaa ka fuliyay Saldhigyo maleeshiyaadka Al-shabaab ku lahayeen dhulka howdka ah ee u dhexeeya deegaanada Cali heelle iyo Ciid kuus ee gobolka Galgaduud. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Xubno ka tirsan Kooxda Shabaab oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay Galmudug
on Aug 25, 2025